252 SOMALIA / QAYBTA
AI IYO NOLOSHEENA
AI iyo Nolosheenna waa taxane ay 252 Somalia News ku faaqiddo sirdoonka macmalka ah (Artificial Intelligence), sida uu u shaqeeyo, fursadaha iyo caqabadaha uu leeyahay iyo saameynta uu ku leeyahay waxbarashada, caafimaadka, beeraha, shaqooyinka iyo amniga bulshada. La soco casharro, warbixinno iyo falanqayn af-Soomaali ku qoran.